Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Kelfin

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search
imported>Per excellence
No edit summary
 
(No difference)

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 20:22, 2 Nofeembar 2021

Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Gees ka mid ah waa Salsiyas, dhanka kalena waa Kelfin.

Kelfin (Template:Lang-en; Template:Lang-ar) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka. Ereyga Kelfin waxaa loogu magac daray Injineer reer England Baron Kelvin (1824–1904) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran[1].

Halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa K (Kelfin).

Qiyaasta halbeegan jabjab ahaan waa 1/273.16[2]). Cabirkan oo inta badan lagu qiyaaso kuleylka iyo qaboowga ayaa wuxuu lambar todoba ka yahay Halbeegyada Caalamiga ah ee dunida.

Marka halbeega Kelfin loo bedelaayo Salsiyas waa +273.16.

Tusaale ahaan haddii heerkulka maanta yahay 30 °C markaad Kelfin u bedelayso waa +273.16 taas oo u dhiganta 303.16 K.

Taariikhda Kelfinka

Isbarbardhiga Halbeegyada

Kilven waxa uu ka midyahay halbeega cabir ee heerkulka waxaana loo suntaa (K), waxa uu lamid yahay cabirada kale ee lagu cabiro kuleelka.

Derajada Kilven = sentigaret + 273,15, oo udhiganta K = °C + 273,15

Darajada Kilven = (Fahrenhayt + 459.67)/1.8 K = (°F + 459,67) / 1,8

0 oC=(0+273,15) K=273,15 K
6000 K=(6000273,15) oC5727 oC

Halkaan waxaad ka arki kartaa sida la isugu bedbedeli karo

Heerkulka iyo isbedelkiisa kabiloow/ilaa kelvin
ka Loo bedalay Habka
kelvin Celsius T(°C) = T(K) - 273,15
kalsius kelvin T(K) = T(°C) + 273,15
kelvin Faaranhaayt T(°F) = (T(K) × 1,8) - 459,67
Faaranhaayt kelvin T(K) = (T(°F) + 459,67) / 1,8

Halbeegyo Kale

Xigasho


[2])

Template:Gumud