Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Culeys

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search
Fixed typo and added contents
 
(No difference)

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 14:31, 16 Abriil 2023

Culeyska Waa awooda cuf-jiidashada ee dhulka, waxaana ogaaday aqoonyahakii Isxaaq Niyuton waxaana lagu cadeeyey Buuga lagumagacaabo Philosophiæ Naturalis Principia Mathematica

Kala diidka iyo cuf isjiid karaaran.
F=mg

g Waa Cuf isjiidka

g=Fm=GMTRT2

Tusaale ahaan Haddii ay Cufnaanta walaxi tahay 200 Garaam, Cuf isjiidka waxa uu noqonayaa 2 Niyuton oo macnaheedu tahay Culeys ka.

Haddii ay tahay Cufnaanta Walaxi dhulka guudkiis 1000 Garaam oo ah 1kg ,Cuf-jiidka dhulka waxa uu noqonayaa ku dhawaad 10 Niyuton,taa Oo macnaheedu yahay 1kg waa Ku dhawaad 10 Niyuuton. F=GMTmRT2

=6,6741011 Nm2kg25,9741024 kg1 kg(6,373106 m)2

9,82 N

Cuf isjiidka meerayaasha hawada sare

Jadwalkaan waxa uu kutusayaa xiriirka kadhaxeeya dhulka iyo Meerayaasha kale.

Meerayaasha Bar bardhigga dhulka m/s²
Qoraxda 27,90 274,1
Meerkuri 0,3770 3,703
Waxaraxir 0,9032 8,872
Dhulka 1 (Si loo Qeexo) 9,8226
Bilsha (Dayaxa) 0,1655 1,625
Farraare (marikh) 0,3895 3,728
Cirjeex (cirjir) 2,640 25,93
Raage (Saxal) 1,139 11,19
Uraano 0,917 9,01
Nebtuun 1,148 11,28

vi:Tương tác hấp dẫn#Trọng lực