Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Dhexroor

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search
imported>AbshirBot
y Bot: Badal qurxin ah
 
(No difference)

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 14:11, 28 May 2015

Dhexroor Ingiriis Diameter

Xariiq walba oo toosan oo isku xira laba dhinac oo wareega goobada ka mid ah, dhexmartana bartanka goobada waxaa la yiraahdaa dhexroore.

File:Guubo.JPG
Dhexroor

Sumadna waxaa u ah Xarafkaan (Ø)

Dhexroor Goobo

Qaacidada

D=2r Waa gacanka labadiis
D=Pπ Waxa ay la egtahay Wareega loo qaybiyey Pi