Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Thiin kakan

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search
imported>Girligaanshub
No edit summary
 
(No difference)

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 08:13, 16 Diseembar 2023

Waxaa suurtagal ah tiro kakan in ay matasho qaab lamaanayaasha hoorsan ah ee tirada maangalka ah

Thiin kakan ama Tiro kakan waa tiro loo qoro qaab isku beegnaan ah 1----1 ama a+bi halka a iyo b. ayaa ka dhaxeysa baraha xarriiq tiro iyo tirooyinka maangalka ah, taasoo inoo fududeyneysa shaqaynta Aljabraha. Tusaale ahaan ma jirto tiro maangal ah oo raalligelineysa isle'egta : x2+1=0. Isle'egta iyo wixii la mid ah si aynu u furfurno waxaynnu adeegsaneynaa ururka tirooyinka kakan.

Tirooyinka habdhiskaa ku jiraa waxey ka koobanyihiin, lammaanayaal hoorsan oo maangal ah (a, b). Sidaa daraadeed, way inoo suuragelaysaa inaynu iskubeegnaan 1------1 ka dhaxeysiino tirooyinka kakan iyo dhibcaha sallax ka koobanyahay. Guud ahaan Zi waxey u taagantahay lamaanayaal hoorsan oo tirooyinka maangalka ah K-na waxey u taagantahay ururka tirooyinkaa oo dhan.

Haddii :z1k,z2k, oo z2(0,0); markaa :z1z2=z1z12

go'aanka halkaas inooga soo baxaya waa in:

(c,oc,o)=(a,0)(c,0)1

= ( a , 0 ) :={1c,0}.

= [ac0,a.0+0.1c]