Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Saddexagal
Jump to navigation
Jump to search
imported>Girligaanshub No edit summary |
(No difference)
|
Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 06:29, 13 Febraayo 2025
Saddex-xagal ama Sadax-gees, waa geesoole. Saddexagalku wuxuu leeyahay saddex xaglood, wadarta xagalaha saddexagalkuna mar walba waa 180°.
Adeegsada
Saddex xagalka ayaa aad faa'iido u leh. Barashada joomatari ee la xidhiidha saddexagalka waxa loo yaqaan tirignoometeri. Dadka qaar ayaa noloshooda oo dhan ku qaatay barashada saddexagalka si loogu isticmaalo tirignoometeri.
Kumbuyuutarrada casriga ahi waxay inta badan adeegsadaan saddex xagal si ay u sameeyaan sawirro garaafyo ama qaabab aad u adag.


