Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Qiime sugan

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search
imported>AbshirBot
y Bot: Badal qurxin ah
 
(No difference)

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 14:52, 28 May 2015

waxaa suuragal ah in loo eego qiimaha sugan tira uun in ay tahay fogaanshaha dhexdooda ah taasoo ku xiraysa eber.

Qiime sugan (Template:En) waa Fansaar xisaabeed waxaana lagu gartaa saddexdaan astaamood:

  • Hadii ||u|| ay le'egtahay eber markaa u=0 wuxuu noqnayaa u0 oo ah ||u|| ka weyn eber
  • ||λu||=|λ|.||u||
  • ||u1+u2||||u1||+||u2||
xarriijimo cadaynaya fansaarka qiimaha sugan ee tiro maangal ah.

Qiimaha suga ee tira kasta waa tiro togan waxay doonto tirada markii hore ha ahaatee.

Qiimaha sugan ee xarriiqa tirada

<.....L..........k6.....0.....6> Haddaad lix tallaabo ugu socotid unugga 0 xagga midigta waxaad gaareysaa K oo kulankeedu yahay 6, marka waa inaad ogaataa fogaanta L iyo unuggu isu jiraan in ay lamid tahay fogaanta K iyo unuggu isu jiraan. Haddaba qiimaga suga ee -6 iyo +6 waa fogaanta L iyo 0 isu jiraan iyo fogaanta K iyo 0 isu jiraan; waana 6.

Asatada u go'an qiimaha sugan waa laba xarriiqood oo qotama oo labada hareerood laga mariyo tirada qiimaheeda suagan la doonayo.

Marka fogaan L iyo 0 isu jiraan

= | -6 | = 6

Fogaanta K iyo 0 isu jiraa

= | +6 | = 6