Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Isirayn

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search
imported>Abshirdheere
Bog cusub: right Xisaab ahaan '''isirayn''' waa furfurid: ''fansaar'' hal tibix lambar <math>n</math> ururka tirsiimo <math>T=</math><math>\{1, 2, 3, 4, 5 \dots\}</...
 
(No difference)

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 14:34, 31 May 2015

Xisaab ahaan isirayn waa furfurid: fansaar hal tibix lambar n ururka tirsiimo T={1,2,3,4,5} sidoo kale waxay yeelan kartaan dhowr tibix (n=a0×a1×a2×a3×).

Tara kasta oo idil waxaa lagu muujin karaa dhibco. Tilmaan ahaan 6 waxaa lagu muujin karaa siyaabahaa

...... ama :::: Tirooyinka u dhigmi kara laydi ahaan ayaa ah tirooyin leh isirro maratal tirada 12 = 6 X 2 = 3 X 4

Raadinta isirka ax + by + ay + bx

Furfuris: ax + by + ay + bx = ax + bx + ay + by

                            Xeerka kala hormarinta isugaynta
                           = ( ax + bx) + ( ay + by)
                           Xeerka hormagalinta isugaynta
                          = x(a + b)  + y (a + b)
                          Xeerka kala dhigga iskudhufashada ee isugaynta
                         = (a + b) (x + y)
                         Xeerka kala dhigga iskudhufashada ee isugeynta
Markaa ax + by + ay + bx = (a + b) (x + y)



Template:Portal bar