Dhexroor

Ka testwiki
Dib u eegistii 14:11, 28 May 2015 ee imported>AbshirBot (Bot: Badal qurxin ah)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Dhexroor Ingiriis Diameter

Xariiq walba oo toosan oo isku xira laba dhinac oo wareega goobada ka mid ah, dhexmartana bartanka goobada waxaa la yiraahdaa dhexroore.

File:Guubo.JPG
Dhexroor

Sumadna waxaa u ah Xarafkaan (Ø)

Dhexroor Goobo

Qaacidada

D=2r Waa gacanka labadiis
D=Pπ Waxa ay la egtahay Wareega loo qaybiyey Pi