U qeybin

Ka testwiki
Dib u eegistii 12:31, 17 May 2015 ee imported>Abshirdheere
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

U qeybi (÷) Si gaar ahaaneed, haddii c lagu dhuftay b ay lamid tahay a, oo loo qoro:

c×b=a

taas oo b aysan aheyn Eber, kadibna a loo qeybiyay b waxey la mid tahay c, oo loo qoro:

ab=c

xaqiiqo,

63=2

maadaama

2×3=6.