Dhado

Ka testwiki
Dib u eegistii 14:10, 28 May 2015 ee imported>AbshirBot (Bot: Badal qurxin ah)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search
Dhedo

'Dhedo waa halbeeg lagu qiyaaso inta ay la egtahay Qoyaanka, Huurka, ama uumiga hawada ku jira gaar ahaan hawada Troposphere.

Halbeega uumiga lagu cabiro : Haddii uu uumi jiro mW mugeeda V Hawada cabirkeedi wax uu noqonayaa:

f=mWV

Halbeega la adeegsado Garaam/mitir3.