Taran

Ka testwiki
Dib u eegistii 11:58, 30 Sebteembar 2023 ee 88.251.136.118 (wadahadal) (Bnndgfb)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Taran Xisaab ahaan Template:En waa natiijada Iskudhufasho laba walxoox. Kala hormarinta ay imaanayso tirooyin maangal ah ama kakan ee howlgalka iskudhufashada kumana lahan wax saamayn ah qiimaha taranta. Tani waa gaar ahaansho loola jeedo howsha iskudhufas bhada ee Kala-hormarinta.

Si kooban Taran waa wixi ka soo baxa laba tiro oo la isku dhufto sida 2*2= 4 markaa afar waa Taranta 2*2.

Taran laba tiro

Taran laba tiro tirsiimo

3 lagu dhuftay 4 waxay la midtahay 12

Dhig tirooyin kubbado ah qaab ah laydi tirooyinka sadaradiisa r tiri qotimadiisa s wuxuu ku siinayaa :

rs=i=1sr=j=1rs

kubbad.

Taran laba tiro tirsiimo

++++

Haddii si kale loo dhigo:

  • Tranta laba tiro tabaneyaal ah waxay la midtahay tiro togan.
  • Taranta tiro taban iyo tiro togan waxay la midtahay tiro taban.
  • Taranta tiro togan iyo tiro taban waxay la midtahay tiro taban.
  • Taranta laba tiro oo togan waxay la midtahay tiro togan.

Taranta laba jajab

Taranta laba jajab waa jajab sareeyihiisu la midyahay taranta laba jajab fudud hooseeyihiisu wuxuu la midyahay taranta hooseeyahay laba jajab, sida lagu muujiyay habkaan soo socda:

znzn=zznn

Taranta laba taxane

Si ay u noqoto laba taxaneyaal

A=(ai,j)i=1s;j=1rs×r و B=(bj,k)j=1r;k=1tr×t

Tarantoodu waa:

BA=(j=1rai,jbj,k)i=1s;k=1ts×t


Website dibedda ah

Template:Portal bar