Portal:Xisaab/Ma ogtahay

Ka testwiki
Dib u eegistii 15:33, 28 Luuliyo 2013 ee imported>Abshirdheere (Bog cusub: '''Saami qumman''' ee tiro u tahay tiro kale (isku dhig, sida 2:3 labo ka sadax) thumb |Hab xisaabeedka muuqaal casriga ah Dheere iyo belac '''...)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Saami qumman ee tiro u tahay tiro kale (isku dhig, sida 2:3 labo ka sadax)

Hab xisaabeedka muuqaal casriga ah Dheere iyo belac

Tusaale ahaan: Biyaha lacabaa waxa ay udhigmaysaa dadka tiradooda habkaan ayaana uxisaabi karnaa Biyihii lacabay dhamaan = Biyaha qofku uu isticmaalo X Tirada dadka hab kale ayaana udhigi karnaa Dhamaan biyhii la isticmaalay = saami X Tirada dadka Saami = qiyaastii uu isticmaalay qofkiiba

Tusaale ahaan Habka fisigiska Bir latumaya oo af mudac ah loo samaynayo waxa ay udhigmaysaa kuleelkeeda Tumis = Saami X heerkulka birta Saamigu waxa uu noqonayaa = Intee la dheereeyey birtaan habka kuleelka Si aad ufahanto waxaa kugu filan birtii gaabneed oo af mudac ah loo sameeyey Tusaale ahaan L_0 ka hor inta aan la fidin waxa uu la midyahay kadib markii la dheereeyey

LL0(1+αΔT)

alpha : Waxa ay ka dhigantahay wixi birta lagu dheereeyey