Saddexagal

Ka testwiki
Dib u eegistii 06:29, 13 Febraayo 2025 ee imported>Girligaanshub
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Saddex-xagal ama Sadax-gees, waa geesoole. Saddexagalku wuxuu leeyahay saddex xaglood, wadarta xagalaha saddexagalkuna mar walba waa 180°.

  • Simane
  • Labaale
  • Fiiqane

Adeegsada

Saddex xagalka ayaa aad faa'iido u leh. Barashada joomatari ee la xidhiidha saddexagalka waxa loo yaqaan tirignoometeri. Dadka qaar ayaa noloshooda oo dhan ku qaatay barashada saddexagalka si loogu isticmaalo tirignoometeri.

Kumbuyuutarrada casriga ahi waxay inta badan adeegsadaan saddex xagal si ay u sameeyaan sawirro garaafyo ama qaabab aad u adag.

Sido kale eeg

Xisaabi aagga iyo wareegyada

Aagga

Aagga=12.b.h

Wareegyada

Wareegyada=s1+s2+s3