Summad kimikeed

Ka testwiki
Dib u eegistii 20:50, 29 Oktoobar 2016 ee imported>Abshirdheere (Bog cusub: '''Summad kimikeed''' waa Gaabin ama ka dhigis magac yar curiyeyaasha. Dhamaan curiyeyaasha dabiiciga ah waxa ay leeyihin summad ka kooban xaraf ama saddex, sida badan x...)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Summad kimikeed waa Gaabin ama ka dhigis magac yar curiyeyaasha. Dhamaan curiyeyaasha dabiiciga ah waxa ay leeyihin summad ka kooban xaraf ama saddex, sida badan xarafka ugu horreya waa la weyneeyaa.

Dhammaan summadaha kimikeed waxaa laga helaa Jadwalka Curiyayaasha waxaa loo adeegsadaa Isle'eg Kimikeed :

2H2+O2  2H2O

Template:Portal bar