Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Qardhaas
Jump to navigation
Jump to search
imported>AbshirBot y Bot: Badal qurxin ah |
(No difference)
|
Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 14:52, 28 May 2015
Qardhaas Waa mid kamid ah joometeriya afar xagal leh, afartiisa dhinacna ay isla egyihiiin, waxa uuna u egyahay laba saddax-xagal oo kala jeeda oo hal sal ka dhaxeeya Template:Infobox Polygon
Bedka

Bedka ama Badka Qardhaas waxaa loo xisaabi karaa afar qaab:
- Barbaroolayaasha oo dhan, Waxa ay ka samaysmaan Salka , Waxa ay la jaan qaadeeysaa dhinacyada iyo jooga :
- Adigoo dhexroorka dheer ku dhifta Dhexroorka gaaban Oo aad markaas uqaybiso
- Adigoo ku dhufanaya goobada Gacanka Wareegeeda
- .
- Ugudamayntii adigoo uxisaaba sida afar xafal Xaglaha gudaha adigoo isku dhufta