Qardhaas

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search

Qardhaas Waa mid kamid ah joometeriya afar xagal leh, afartiisa dhinacna ay isla egyihiiin, waxa uuna u egyahay laba saddax-xagal oo kala jeeda oo hal sal ka dhaxeeya Template:Infobox Polygon

Bedka

Bedka ama Badka Qardhaas waxaa loo xisaabi karaa afar qaab:

  1. Barbaroolayaasha oo dhan, Waxa ay ka samaysmaan Salka a, Waxa ay la jaan qaadeeysaa dhinacyada iyo jooga h:
    A=ah,
  2. Adigoo dhexroorka dheer ku dhifta d1 Dhexroorka gaaban d2 Oo aad markaas uqaybiso
    ACSB2=ACBD/22=ACBD4
    Adigoo laba laaba si aan u helno
    A=d1d22=ACBD2,
  3. Adigoo ku dhufanaya goobada p Gacanka r Wareegeeda
    4ar2=2ar=pr.
    A=pr,
  4. Ugudamayntii adigoo uxisaaba sida afar xafal a Xaglaha gudaha adigoo isku dhufta
    a2sinα=a(asinα)=ah
    A=a2sinα=a2sinβ.