Sumad xisaabeed
Jump to navigation
Jump to search
| Sumada calaamad | Macnaheeda | Sida loo adeegsado | Tusaale |
|---|---|---|---|
| = | la mid ah | Waxaa loo isticmaalaa is ber ber dhigga | 8 + 2 == 10, 10 == 10 |
| ≠ | lama eka | Waxaa loo isticmaalaa diidmo in aaneey la ekayn | 2 + 9 ≠ 12 |
| + | Isku dar ama isu gayn Togan | waxaa loo isticmaalaa wadarta laba tiro iyo wixii kabadan | 6 + 5 = 11 |
| - | kala goyn ama kala jarid Taban | waxaa loo isticmaalaa Farqiga laba tiro | 9 - 3 = 6 |
| < | Ka yer | Waxa ay kutusaysaa in uu qaybta midig ka wayntahay tan bidix | 7 + 2 < 12 |
| > | Ka way | Waxa ay kutusaysaa in uu qaybta Bidix ka wayntahay tan Midig | 15 + 30 > 37 |
| × | Ku dhifasho | Waxa ay sumad utahay isku dhifashada | 5 × 6 = 30 |
| ÷ | Uqaybin | Calaamada uqaybinta | 8 ÷ 2 = 4 |
| : | Ka ama kiiba | waxaa loo isticmaalaa Saami | 5 : 9 |
| / | Kiiba | Waxaa loo isticmaalaa laba walxood cabirkood | 10 liter / h saacadiiba |
| ± , ∓ | Kuder kajer | Waxa ay ka dhigantahay midba midka kale in uu ka jeranyahay | 10 liter ± 1/2 liter |
| ≤ | Ka yer ama la eg | Marka la is ber ber dhigo waxaa wayn qaybta midig | {2 , 5 , 6 , 7} ≤ {2 , 8 , 10} |
| ≥ | ka wayn ama la eg | tirada labada dhinac ku jirta oo isku mid ah | {8 , 3 , 10} ≥ {4 , 5 , 6 , 3} |
| ∅ | Xiriir lama leh | waxa ay ka dhigantahay mid aan intaba ku jirin | {n ∈ ℕ : 1 < n2 < 4} = ∅ |
| ∉ | kama tirsana | Qabtaan kama tirsana qaybta kale | 12 ∉ {1 , 2} |
| ⊂ | Katirsan | Qayb yer oo qaybta wayn ku dhex jirta | {1 , 8 , [1] 1 , 5 , 78 , 10 , 1} |
| ⊄ | kama tirsana | Ka tirsanaashada caksigeeda | {1 , 5 , 10} ⊄ {6 , 30 , 8 , 70 , 9} |
| % | Boqolkiiba | waxaa lagu xisaaba tiro inta ay kala egtahay 100 kiiba | 2% , 12 % |
| ‰ | Kunkiiba | Waa qiyaas kunkkba ah | 2‰ 12‰ |
| ≈ | Ku dhowaad la eg | Waxaa loo isticmaalaa tirada boqoleeyda ama jajabka | 7.5 ≈ 8 |
| π | pi | Waxaa loo soo gaabiyaa wareega Goobo dhexroor keeda | = 3.14 ku dhowaad |
Sumadaha kuwa sarsare
| Sumadda | Macnaheeda | Sidala loo adeegsado | Tusaale |
|---|---|---|---|
| ≪ | Aaad bey uga badantahay | Waxaa loo isticmaalaa laba tiro is barbar dhigidood oo is dhinac yaal Dhanka midig ayaa aad uga wayn dhanka bidix | 2 ≪ 10000000 |
| ≫ | Aad bay uga yartaha | waxaa loo isticmaalaa isber dhigid Dhanka bidix ayaa aad uga wayn dhanka midig | 1000000 ≫ 2 |
| ∞ | Dhamaad maleh | Waxaa loo isticmaalaa shaqo aan dhamaan | {0 , 1 , 2 , 3 , 4 , ∞} |
| ∩ | iskgoys | Waxaa la dhax dhigaa laba qaybood oo meel iska jara | {8 , 7 , 9 , 1} ∩ {5 , 9 , 4 , 7} = {7 , 9} |
| √ | Xidid gelin | Waxaa gadaal laga dhigaa xisaabaha xidika lageliyo | 4 - 2 = 2 ama 4√ |
| | | | Qiyaas / Qiima lagu siiye | Oo la dhax geliyey laba dhidib | | -8 | = 8 |
| ∪ | Kulan | Waxaa la dhex geliyaa laba qaybood ee la donayo ina la isku daro unugyo kaimd ah | {5 , 3 , 2} ∪{8 , 2 , 9} = {5 , 3 , 2 , 8 , 9 } |
Astaamaha Joomatiriga
Tani waa qayb kamid ah Astaamaha ama (Sumad) Joomatiriga.
| Sumadda | Macnaheeda | Adeegsiga | Meelaha |
|---|---|---|---|
| // | Berberro | Waxaa la geliyaa l
aba dhinac ama laba xariir oo isberber socda || B C // DA | |
| ⊥ | Ku qotoma | Waxaa la geliyaa laba dhinac oo isku qotama ee samaynaya Xalka quma ama toosan ama 4 isku beegan | x y ⊥ nc |
| ≡ | Isku beegma | Waxaa lagu muujiyaa laba sawir ama laba dhinac ay isla egyihiin dhianacyeda ama xalaha | AB ≡ XY |
| π | Pi | Pi ama madoorsoome lagu xisaabo wareega goobo waxaana lugu qiyaasaa 3.14 () | ــــــــــــ |
| ° | Darajo | Waxaa lagu cabiraa kuleelka ama xaglaha | Qiyaasta xagasha waa m = 50° |
| ∆ | Saddax-xagal | waxaa loo soo gaabiyaa erayka Saddax-xagal | ∆ abc ≡ def |
| ○ | Goobo | soo gaabinta erayga Goobo | ○ B dhexroorkeedu waa 2cm |
| □ | Labajibaarane | soo gaabinta erayga Labajibaarane | □ abcd ≡ d h c x |