Laydi

Ka testwiki
Dib u eegistii 21:16, 24 Diseembar 2018 ee 75.73.243.229 (wadahadal)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Template:Infobox Polygon

Jometeriya xisaabta Laydi waxa uu leeyahay qaab laba jibaaran waxa uu leeyahay 4 dhinac iyo afar xaglood oo quman, Labo dhinac oo kasta oo iska joo horjeeda waa isla egyihiin, wuuna qilaafsanyahay Barbaroole maxaa yeelay xaglihiisa waa kuwa quman ama Toosan, sidoo kale waxa uu qilaafsanyahay Labajibaarane maxaa yeelay Laydiga laba dhinac kasta ee iska soo horjeeda waa isla egyihiin.

Dhinaca ugu dheer ee Laydi waxaa lagau magacaabaa Dherer, Dhinaca ugu gaabanna waxaa lagu magacaabaa Balac, Bedkiisu waxa uu noqonayaa Dherer X Balac

Laydi iyo Xagalahiisa

Tusaale ahaan BedKa Laydi 5 Dherer 4 Balac Haddii la isku dhufto waa 20, oo sidaan ah 5 × 4 = 20.

Laakiin haddii Salka iyo Jooga ee Laydi Waxaa lala suntaa b iyo h Waxaa uu noqonayaa Bedkiisa A Wareegiisa L

A=bhL=2b+2h