Bed

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search

Bed waa cabir lagu cabiro meel dusheeda.

Halkaan waxaad ka arki kartaa Bedka iyo cabirkiisa .

Jaada Qaabka
Saddax-xagal Saddax-xagal Area=12bh
b waxay utaagantahay salka, h waxay utaagantahay jooga
Laydi Laydi a iyo b ama c iyo d la isku dhuftay dhirir iyo balac
Labajibaarane Labajibaarane Dhinac lagu dhuftay dhinac a * b ama b * c ama c * d
Tusaale max(x2,y2)=1
Barbaroole
Barbaroole
Barbaroole A = BH Halka ay (B) ay utaagantahay dhererka (H) ay utaagntahay jooga Sare
Bedku waxa uu noqonayaa sedex xagalka ku dhexjira oo laba jibaaran Atri=12A×H.
Qardhaas Qardhaas Qardhaaska waxaa kala riixaya laba dhidib oo iska jera dhex martamaha
Bedkiisuna waa labada dhidib oo laba jibaaran oo laba loo qaybiyey h=2r=Aa
Goobo Goobo Gacanka oo laba jibaaran lagu sii dhiftay 3.14 ama 22/7
Bedka goobo A=πr2
Koor Koor Laba dhinac ee toosan ayaa la isku daraa kadib 2 u qaybi ku dhufo (h)
Bedka Koorta area = a+b2h
Koor Dhululubo (r) waa dhexroorka salka (h) waa jooga dhululubada (A) Waa bedka salka A=πr2
Bedka Koorta Bed dhuleedka = Wareeg × Joog = P×h
  • Bedka sare = πr2
  • Bedka hoose = πr2
  • Bedka guud = (2×πr2)+(P×h)
Kubad Kubad Kubada oogadeeda waxa ay leedahay 3 gacan r  :A=4πr2
Saableeydaan waxay ku tusaysaa bedka guud ee kubad :A=02π0πr2sinθdθdϕ=4πr2.
Toobin Toobin Toobintu waxa loo cabiraa Gacanka (r) Jooga toobinta (h) Bedka salka (A) Wreega salka (P) Mugga toobinta (V) dhererka wareega taagan (g)
Bedka wareega dhinaca toobinta ee taagan gP2=πrP bedka salka toobin πr2 aA=k2h2

A=πrr2+h2+πr2=πr(r+r2+h2)

Gunbur Gunbur Bededka Gunbur
  • Dhinacyada iska soo horjeeda = Tirada guud ee dhinacyada salka
  • Tirada xarfaka ku suntan = Tirada madxaha ee salka
  • Jooga Gunbur = Xariiqa lasamaynaya salka xagal Quman kuna xiran madaxa
Kaba soo qaad (p) Waa wareega salka, (h) Jooga iskasoo horjeeda ee dhinacyada, (B) Bedka salka (d) asigoo madaxa laga jaray Bedka dhinacyada iska soo horjeeda ee Gunbur toosan 12×P×h
  • Bedka Gunburka salka midka uga eg d2h2×B