Dhululubo

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search

Dhululubo Waa joomateri ay masaaxad saleedyadiisu yihiin goobo, taa oo masaaxada isku xirta salalku tahay laydi golxo leh Bedka xaddidan

A=2πr2 + 2πrh

Dhululubo

Habka loo cabiro

(r) waa dhexroorka salka

(h) waa jooga dhululubada

(A) Waa bedka salka A=πr2

(P) Wareega Salka waxaana loo cabiri karaa sidaan P=2πr

Bedka

  • BedKa dhinaca = Wareega Salka × Jooga = P×h
  • Bedka Salka Sare = πr2
  • Bedka Salka Hoose = πr2
  • Bedka Guud = (2×πr2)+(P×h)

Mugga

Dhululubo socod waniin
Mugga waxaa lagu helaa:
(V) = πr2h
Iyadoo la isku dhufto Bedka salka iyo jooga = A×h
Sidoo kale Habkaan
Adigoo sidaan u cabira = π×0h[d(x)]2dx