Mug

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search

Mug waa hab qiyaaseed Fiisikis,

Hab cabirka qaybo kamid ah adkeha

Sedjibeke
l3=lll

meesha l dheerirka ayaa la 3 jibaarayaa.

salxaale
abc

a Dhirirka, b Balaca, c Joogga.

Dhululubo
πr2h

r Waa gacanta, h waa fogaanta udhaxeysa.

Kubad
43πr3

r Waa gacan kubada.

Gobaabo
43πabc

a, b, c waa isdhaafyada.

Gumbur
13Ah

A Salka, h Jooga.

Toobin
13πr2h

r Gacan Goobo Ee hoose, h Fogaanta udhaxaysa barta.

Ah

A Salka, h Jooga.

  • Hab kasta oo sawiran ee ubaahan xisaabin buuxda:
A(h)dh

Meesha h waxa ay galeysaa mug kasta iyo A(h) waa hab gooni ah h waxa ay uqorantahay hab dheer h; habkaan aad ayuu ufiicanyahay (dhib malahan haddii uu xitaa habka isbadelo).

  • Haddii uu yahay adke Habkaan ayaa loo cabirayaa Ω xagal wareegeed α[0,2π] ama isku xiraha z habkaan K Waaa

V=αxA

Meeshan x halbeega jometeriyada habkan K iyo A wuu raacaa Bedka.


Template:Gumud