Wareeg

Ka testwiki
Jump to navigation Jump to search

Goobo ama meeris waa shay kamid ah xisaabta. Waana 360 darajo, wareega dhameestiran. Bartamaha wareega ilaa qarkiisa waxaa loogu yeeraa wareega raadius.wareega qarkiisa ilaa qarka kale neh waxaa u maleenaa in loogu yeero (Siiwade)

G O O B O

Qaacidada

Nuuca qaacidada Isbedelka
Goobo 2πr Meesha ah r Waa gacan.
saddax-xagal a+b+c Meesha ah a, b iyo c Waa dhinacyeda Saddax-xagal.
Qardhaas/qardhaas 4a Meesha ah a Waa dhererka dhinaca
Laydi 2(h+w) Meesha ah h Waa joogga iyo w Ballaca

Tusaale

  • Waxaa loo cabiri karaa Afar geeslaha in la isugeeyo dhamaan Xaglahiisa.
  • Wareega Goobo Waxaa lagu helaa
P=2πr

Ama

P=dπ

Sida