Labajibaarane

Ka testwiki
Dib u eegistii 19:52, 28 Abriil 2015 ee imported>Abshirdheere
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Jometeriya xisaabta Labajibaarane waxa uu leeyahay qaab laba jibaaran waxa uu leeyahay 4 dhinac iyo afar xaglood oo quman, afarta dhinac kasta waa isla egyihiin.

Template:Infobox polygon Si loo helo bedka waxaad arkaysaa in Sal iyo Joog ba isla egyihiin

Si aan uhelno wareega waxaa meeshaan kaaga muuqata in ay isla egyihiin dhamaan dhinacyada