Toobin

Ka testwiki
Dib u eegistii 11:41, 29 Abriil 2015 ee imported>Abshirdheere
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search
Toobin
Toobin

Toobin Waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu goobo tahay, masaaxada isku xirta salalkuna tahay Toobin

Toobin goobeed quman iyo mid janjeera
Qaacidadaan waa Toobinta usamaysan Salkeeda sida Goobada
r : Gacanka Salka.
h : Joogga Toobinta.
A : Bedka Salka.
P : Wareega salka.
V : Mugga Toobinta.
g : Dheerer garaaf toobineed ee gooba quman ah.

Bedka

Bedka dusha sare ee toobin Goobeed quman = gP2=πrP
Bedka salka toobinta = πr2
Toobin goobeed quman haddii la gooyo ee barbarra la noqda waxaa ka dhalanaya : aA=k2h2
Halka (a) Waa bedka gabalka la jaray, iyo (k) Fogaanta halka laga jaray madaxa.

Mugga

Mugga V Jooga toobin h Gacanka Salka r iyo 13 Mugga dhulubo. Sidaas daraadeed:

V=πr2h3