Sedjibeke (shaxan)
Jump to navigation
Jump to search

Sedjibeke ama Saddexjibaarane (af-ingiriis: cube) Waxa uu leeyahay 6 dhinac oo isku beegan, 12 gees, 8 xagal dhamaantoodna dhinac kasta waa qaab labajibaaren ah, Xaglahiisuna waa kuwa quman, Balacyada oo dhanna waa isla egyihiin.
Mugga saddexjibbaarane waxaa lagu helaa adigoo isku dhufta :

Qaacidada
Seddex jibaarnaha waxaa loo eegaa geesaha inta ay isku jiraan d,
| Bedka | |
| Mugga | |
| Isku beegnaanta xarriiqda | |
| Firaaqada isgoosyada | |
| Dhexroorka kagac Goobo | |
| Goobo gacan keeda taabanaya dhinacyada oo dhan | |
| Kubad taabaneeysa dhamaan dhiancyada | |
| Xaglo isku dhafan |