Summad (Pi)

Ka testwiki
Dib u eegistii 00:48, 18 Nofeembar 2024 ee imported>Soalt (growthexperiments-addlink-summary-summary:1|2|0)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search
Waa xaraf kamid ah kuwa gariiga
Waa xaraf kamid ah kuwa gariiga

Pi ama madoorsoome lagu xisaabo wareega goobo (π) Sidoo kale waa astaan loo isticmaalo badanaa Fisigis π Xarafka yer ee gariiga ayaa laga soo qaatayPi.

Waxaana loo yaqaanaa xiriiriyaha Gooboiyo Dhexroorkeeda Dhexroor Si jajab ahna looma qori karo, ama xitaa aljebra ahaan a/b halkii a,b oo ah tiro togan Waxaana loo yaqaanaa Madoorsoomehii Archimedes .

Dhaxroorka =1, wareega waxa uu noqonayaa = π.
Dhaxroorka =1, wareega waxa uu noqonayaa = π.

Waxaana loo qoraa 3.14 ama 22/7.

Tusaale

Cm (O) Wareega (d) Dhaxroorka O/d Wareega / dhaxroorka
Bir canjeero 96.2 29.8 3.22819
Bakeeri 18.4 5.7 3.22807
Xaarin 104.6 32.4 3.2284
Baaf 156.2 48.1 3.2474

Hadaba mar walba oo lagu celcelyo alaaba kala duwan waxaa soo baxaysa tiradaas sidaas daraaeed waxaa lagu hehsiiyey Tiradas laga dhigo 3.14 way raaci kartaa tiro kale sida 3.140012 Laakiin waxaa lagu gaabiyey 3.14, iyadoo sidaas ah ayaa hadana tiradaas waxaa loo sii qoraa (π) sumadaas.

Joomitiriya

π Joomitiriyada iyo cabirkeeda sida loogu cabiro.

Habka Joomitiriyada Qaabka
Goobo Wareega Goobada waxaa lagu helaa Gacan r iyo Dhexroor d O=πd=2πr
Bed Waxaa lagu helaa gacanka r A=πr2
Qabaal Bed keeda Waxaa lagu helaa a iyo b A=πab
Kubad Mug Waxaa lagu helaa r iyo dhexroor d V=43πr3=16πd3
Bed waxaa lagu helaa r A=4πr2
Dhululubo Dhulubo Mug Waxaa lagu helaa h iyo Gacan r V=πr2h
Bedkana h iyo gacan r A=2(πr2)+(2πr)h=2πr(r+h)
Toobin Mug Toobin waxaa lagu helaa h iyo Gacan r V=13πr2h
Bedkana h iyo gacan r A=πrr2+h2+πr2=πr(r+r2+h2)